Axmed Madoobe oo qaabilay Mr. Flippo Grandi oo Kismaayo ka degay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo uu dhinac fadhiyo Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirada ayaa maanta kulan la qaatay madaxa Hey’adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR Flippo Grandi oo uu wehelinayo Wakiilka Hey’ada ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey iyo Masuuliyiin kale. Kulankan oo ah kii … Continue reading Axmed Madoobe oo qaabilay Mr. Flippo Grandi oo Kismaayo ka degay (Daawo Sawirro)